Qeexid

"aawadeed ayuu halkan u yimid”. ld aw."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aawadeed oo kali ah:
  • Sidaa aawadeed, Guddoomiyaha ASAD, isaga ka sheekaynaya waxa is-beddelay wuxuu yidhi; “Horta, reer Burco way daaleen, khusuusan labada beelood ee labada daamood ayay ahaayeen nimanka hirdamayay ee dib-u-dhaca ku keenay Burco iyo Tog-dheerba.
  • Dhinaca kale Badhasaabku, wuxuu sheegay in shaqaalaha dawladda hoose ay ka cawdeen dhinaca mushaharooyinka, sidaa aawadeedna wuxuu xusay in ay shaqaaluhu shalay isku dayeen in ay hor joogsadaan safar uu Maayarku ugu soo kicitimay dhinaca Hargeysa.