Qeexid

ld asaasid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aasaasid oo kali ah:
  • Barnaamijkana waxaa aad u qorsheynayaan qoomiyadda Miriflaha oo ka dhega adeegeyso in qabaa'ilada kale ee degan koonfurta ay ula tashadaan ka dibna lagu dhaqaaqo waxii la go'aamiyo ee la xiriira aasaasida maamul goboleed.
  • Madaxwaynaha ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ayaa ku celiyay in uusan diyaar u ahayn in uu wadahadal ka galo dhismaha aasaasidda dowlad sal ballaaran.