Qeexid

"ld asaasi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aasaasi oo kali ah:
  • Waxaa xusid mudan in tiro badan oo dhallinyaro hawlgal noqon kari lahaa oo loo baahnaa inay helaan shaqooyin daboola baahiyahooda aasaasiga ah ay weli dulsaar ku yihiin waalidkood ama dad kale.
  • Marka uu isticmaaluhu ku jira bogagga degmada, waxaa la tusayaa isaga isku xirka macluumaadka aasaasiga ah ee mowduuca.