Qeexid
Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeello u geysatay ka gudasho.
[-saday, -satay]
f.mg3Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeello u geysatay ka gudasho.
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld abaarayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld aarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka a.: cid si ajarlooga kasbado wax ay u baahantahay siin. ldajarayso, ajirso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bisha saddexaad ee sannadka miilaadiga ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid.
Qeexid Xigta: Ka m.: wax fursasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Caano faar u yeelasho.
Qeexid Xigta: Caano faar ka gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xamuul dusha ku qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Alaab (aqaliwm) meel sare saarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka aa.: ciddakano gashay ka gudid.
Qeexid Kale: (f.mg) U aa.: cidqof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ahdilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Libaax weyn oo lab.
Qeexid Xigta: Nin geesi ah.
Qeexid Kale: Aargoosad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof dhaar marsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ilmo markaadhashay caano ama biyo qaadasho. ldcanqarso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ugaar doonasho. ld ugaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Maroodi, si uu u harraad beelo, dhir dhacaan leh ruugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid caan ah magaceeda ku shaqaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeelo u geystay ka gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aarso. ld aarsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Subax meel in muddo ah ku daahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax heensasho.
Qeexid Xigta: Wax dufan ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qorrax meel hoos ah ka gelid.
Qeexid Xigta: Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: aaraa' m.dh.w eeg ra'yi.