Qeexid

"Ka aa.: ciddakano ay gashay ka gudid."

Qeexid Xigta

U aa.: cid qoflaga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid.ld aargudo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aargud oo kali ah:
  • Xarakada Al-Shabaab oo sheegtay oosheegtay in ay u aargudayaan dad shalay ku dhintay Rasaas ka dhacday Baabuur dagaal oo ay laheyd Dowlada Soomaaliya.
  • “Howshii uu billaabay ma joogsan doonto, waana socon doontaa inta hadafkii laga lahaa laga gaarayo, Khaasatan haddaan nahay Al-shabaab waan sii kordhinaynaa dagaallada, waana u aargudi doonnaa hoggaamiyaheenna” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.