Qeexid

"ld aargoosasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aargoosi oo kali ah:
  • Waxaa la sheegay in ilaa 2 ruux ku geeriyoodeen dagaaladaan soo cusboonaaday waxaana sidoo kale jira dhaawacyo dhowr ah,dagaalkaasi ayaa salka ku haya sida wararku sheegayaan aano iyo kala aargoosi u dhexeysa labo beelood oo Tuuladaas wada degta.
  • Cadaadin iyo aargoosigana dad wuu kaaga cararaaye.