Qeexid

"Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa."

Qeexid Kale

Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.

Qeexid Xigta

Doog iyo barwaaqo badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aaran oo kali ah:
  • Wadamada reer Galbeedka sida EU iyo dowlada Mareykanka ayaa DF cadaadis ku saarey sidii ay u dib u heshiisiin ugu qaban laheyd dhinacyada siyaasada Somalia isaga soo horjeeda isla markaana qaarkood ku baaqeen in dowlad sal balaaran laga dhiso Somalia.
  • Dhaqanka fiican ee ku dayashada mudan waa mid la baran karo, hadii waalidku rabo inuu xilka saaran ka soo baxo.