Qeexid

"(-do, m.l) Liid maro ah oo qurxinawgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirtoiyo daahyada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aarad oo kali ah:
  • Caawa waxa ciyaartii kamadambaysta ahayd ee horyaalada Yurub wada ciyaaraya kooxda Yurub ugu guulaha badan ee Real Madrid iyo kooxda qaarada u korriinshaha badan ee Bayer Leverkusen, oo aan weligeed ku guulaysan koobkan.
  • Maxakiimta oo ka hadlay go'ankii Shabab Midowga Maxkamadaha Islaamka ayaa ka digay in la xiro garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxayna iska fogeeyeen inay qayb ka yihiin go'aankii ay Al-shabaab ku gaartay inay xirayaan garoonka.