Qeexid
aaraa' m.dh.w eeg ra'yi.
aaraa' m.dh.w eeg ra'yi.
e.d
Qeexid: Cod lagu muujiyo xanuunka.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
Qeexid Xigta: Doog iyo barwaaqo badan.
Qeexid Kale: Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: aa' f.g1 (-'ay, -'day) 1. Cid ama wax garaacid,u cagajuglayn. 2. Dagaallamid.
mu.dhm.y
Qeexid: ld Aad.
Qeexid Xigta: ld aydin.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
y (yeele) - yeele (subject) [Qeyb: naxwe]
qr.dd
Qeexid: ld baa.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
dd (Diirad) - Diirad (focus) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Liid maro ah oo qurxinawgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirtoiyo daahyada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aa'id m.f.dh eeg aa'.
m.l
Qeexid: Kala joojinta iyo maslixidda daddagaalamaya. ld araari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar oo u dhexeysa labadhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Libaax weyn oo lab.
Qeexid Xigta: Nin geesi ah.
Qeexid Kale: Aargoosad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Alaab (aqaliwm) meel sare saarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka aa.: ciddakano gashay ka gudid.
Qeexid Kale: (f.mg) U aa.: cidqof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ahdilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Daddagaalamaya kala joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Maro amadaah aarad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg araaree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Muran runta lagudiidayo samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muran wax jira lagu diidayo.
Qeexid Xigta: ld araarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg aaradee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld asaraar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
Qeexid Xigta: Baaqi. ld hardabaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: jaraa'id m.l.w eeg jariidad.