Qeexid

"Magacuyaal tilmaamayaqofka koowaad ee wadarta ah (marka lagareebo lala hadlaha). Tus. “Xafiiska aannuaragnay waa xafiiskaada cusub”. ld aan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

yeele naxwe,

yeele / subject

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aannu oo kali ah:
  • Si uu arrintaas u ogaado ayuu ku sameeyey bisadii illaalo joogto ah, waxa u soo baxay ninkii bisada lahaa arrin aannu meeshaba soo dhigan oo ahayd, in bisadani cuntada ay xaddo u geyso bisad kale oo indho la’, kuna nool meel guriga u dhow.
  • Su’aasha is weydiinta mudan waa ayaannu codkeenna siinaa?