Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha)."

Qeexid Xigta

ld aannu.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Meel aan ku nasto ayaandoonayaa”

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

yeele naxwe,

yeele / subject

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aan oo kali ah:
  • Dadka deegaankaas ayaa la sheegay in ay Abaabulayaan Baan-bax lagu taageerayo Mirihii kasoo baxay Shirkii Jabuuti ee ay dhawaan ku heshiiyeen Dhinacyada Soomaalida ee sida weyn isugu khilaafsanaa dhanka Siyaasada Soomaaliya.
  • Khudbadahaa koo-kooban ee masuuliyiintaa dawladda kadib, waxaa fagaarahaa khudbad ka jeediyay Guddoomiyaha ururka ASAD, Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-gaal).