Qeexid

"Wax aanhadlayn ahaansho; shibban (cid)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aammusan oo kali ah:
  • Cilmi wuxuu ka faquuqmay bulshaddii uu dhexdeeda magaca iyo maamuuska ku lahaa, wuxuuna noqday nin iska aammusan.
  • Lacagtaas oo soo daabiciddeedii iyo imaatinkeedii toonna aanay ansixinin hay’adihii loogu talo galay markii ay ogaadeenna kuwii ay mas’uuliyaddooda ahayd ka aammusan yihiin ilaa maanta Miyaanayse ahayn oggolaansho ay siiyeen?