Qeexid

"Aan dhagar iyo laqdaboaqoon; daacad; lillaahi (qof)."

Qeexid Xigta

Nabad ah;aan cabsi lahayn (meel).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aammin oo kali ah:
  • Taani waxa uu yidhi “ Miyay suura galaysaa kuwaa in aynnu dib u aamminno?”
  • Waxaa jihaadkan u dhan oo aan u kala harin shacabka Soomaaliyeed oo dadab iyo toosba uga qayb-qaadanaya waxaase hormood u ah dhaq-dhaqaaqyo Islaamiyiin ah oo loogu aammin qabo inay meel gaarsiin karaan maadaama ay taageero ka haystaan ummaddooda.