Qeexid

"Weel qori kasamaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyogeela lagu maalo; haruub; doobi."

Qeexid Xigta

Wixiiwaxay arkaan iska raacaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aameel oo kali ah:
  • Iyada oo ay cunaan dhaameelka Garan-waaga iyo caleenta dhacda.
  • Sidoo kale golaha oo iskii isugu kordhiyay, waxa lagu xamanayay in ay soo foodsaartay dhaameel yaraan laxaadle iyo sheekooyin naxdinle oo ay maqleen.