Qeexid

"Lo'da inteeda aan weli gaarinda'dii ay rimi ama wax rimin lahayd."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aalo oo kali ah:
  • Toddobaadkii ama labadii toddobaad u dambeeyey mar qudha ma damin sawaxanka iyo guclaha ururada siyaasaddu, waxaana socday shirar, khudbado fagaare, xafiisyo cusub oola furayo iyo socdaalo ay hogaamiyayaaasha ururadu galaabixinayaan magaalooyinka dalka.
  • Shirkaan ayaan ku guuleysan in joojiyo qaraxyada iyo dilalka ka socda magaalada Muqdisho halka gobolada dalka qarkood ay ka dhacayaan dagaalo dhexmaraya belaha wada daga.