Qeexid

"Geed lugtool ahaan u baxa, sidaqasabka, galleyda, maseggada, qaysaraantaiwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aale oo kali ah:
  • Tusaale ahaan Maarid Nuguse waxa uu doonayey inuu gudoomiye noqdo, sidoo kale Faanta Balaay isna wuxuu doonayey inuu gudoomiye noqdo.
  • Maalintaas roobabawda ahayd, markii jirkii qaaday oo daadkii qaarna guray qaarna gudbey waxay ciidan sayax farfadhiyaa habsami u dhegaysteen luuqdii Khaliif Shiikh Maxamuud oo uu ku mariyey Doogkiciye oo uu kaga jawaabayey Darbadaaley.