Qeexid

"Qalab mashiin lehoo wax lagu qabsan karo."

Qeexid Kale

Qalabka dumarku ayqaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.

Qeexid Xigta

Qalab lagudagaallamo; hub.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Kombiyuutarku waa aa. cusub oocilmibaarista fududaysay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aalad oo kali ah:
  • Suxufiyiin ku sugan magaalada Addis Ababa oo diidey in magacooda la shaaciyo ayaa Garowe Online u sheegey in Ra'isla Wsaare Geedi kalsooni badan ka muuqato isla markaana uu diideyba haba yaraatee in ka hadlo sababaha uu u yimid Addis Ababa.
  • Dhanka kale Wafdi uu hoggaaminayo xiriiriyaha barnaamijyada gargaarka bani'daamnimo ee Soomaaliya Mark Bowden ayaa maanta Muqdisho tagay, isla markaana booqday xeryaha ay ku jiraan dadka barakacayaash ah ee ku yaalla magaalada Muqdisho.