Qeexid

"Meesha iyo nolosha dambe eelagu noolaan doono marka adduunka lagatago."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aakhiro oo kali ah:
  • Waxay ganacsi la gashay Eebbe, waa ayna ku faaidey ganacsigeedii, waxay ku gadatay magaceedii boqornimo, xoolaheedii iyo adeegayaasheedii qiimo qaali ah, oo ah qol ku yaala jannada iyo iney xaas rasuulka ugu noqoto ”aakhiro”.
  • Aakhiro marka aad wada tagtaanna waxaydin wada durduuran Fardawsa, oo haddii Jano-ku-gal lagu waydiiyo waxaad odhan:“Waxaan ahay xaaskii Sh.