Qeexid

"Kan dambe."

Qeexid Xigta

Quraankaqaybtiisa damba. ld aakhiritaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aakhir oo kali ah:
  • Waa inaad wakhtiga gelisaa dikriga iyo cibaadada ilaahay, waa inaad aakhiradaada u shaqaysataa.
  • Ka dhicitaankii Jaamacadda waxaa loogu beddelay wiilka madaraso u ballan qaadeyso adduunyo iyo aakhirio – Janno.