Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhiibato weyn ooabaar ama cudur ay keenaan oo guud ahaansaameya naflay badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aaho oo kali ah:
  • Gabay iyo maah-maaho iyo guuraw iyo maanso Geeraar buraanbur iyo Gibil heeso kala gaara guud ahaan fankaan lagu ogayn gef iyo leex leexee Geela iyo laga jeclaa guunyo idilkeeda.
  • Maxkmadihii markay baxeenna wariyayaashii dhamaantood Muqdisho waa laga saaray. 5- Lexdii bilood ee ay maxkamaduho qasayeen dalka waxaa loo soo hindisay barnaamijka la yiraaho: DOODA.