Qeexid

"(-nno, m.l/dh) Weel yar oo waxlagu shuban karo oo haamaha lagu aabburo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aagaan oo kali ah:
  • Xukuumada Addis Ababa ayaa dhowr jeer sheegtay inay ciidamadoodu gudaha Somalia galayaan hadii ay dareemaan khatar kasoo wajahda xuduudaha ay la wadaagaan Somalia, iyadoo ciidamo Ethiopian ay ku sugan yihiin Rabdhuure iyo Yeed.
  • Dowlada Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay heshiis dhanka badaha ah la gashay dowlada Kenya, kaasoo lagu xadeynayo xuduudaha dhanka badda ah ee ay wadaagaan labada dal.