Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Waxaafeysan noqosho (nafley badan)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aafow oo kali ah:
  • Gaafow oo wax laga weydiiyay sida lagu heli karo baasaboorka ayaa sheegay in xiligii uu ka maqnaan jiray qofka la baday la badalay, lagana dhigay mid lagu heli karo mudo hal todobaad ah; halkii uu qofka ka maqnaan jiray 30-maalmood.
  • Wuxuu galaa buulyaroo ka dhex qotoma kharaabad dagaaladii sokeeye ku aafowday.