Qeexid
(-ooyin, m.l) Dhibaato weyn ooabaar, cudur ama colaadi ay keentay oo guudahaan u saameysa nafley badan; dhibaato aadu weyn.
(-ooyin, m.l) Dhibaato weyn ooabaar, cudur ama colaadi ay keentay oo guudahaan u saameysa nafley badan; dhibaato aadu weyn.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Waxaafeysan noqosho (nafley badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Haweenay la qabo;oori.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Meel la deggenyahay ama ceelagagaarkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aafow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Bawdyo kala fogeyn (hal).
Qeexid Xigta: U g.: wax qabashadooda isu diyaarin.
Qeexid Kale: U g.: wax baajintooda isku hawlid. 4. Ku g.: wax dhan walba ka marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Awood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: ld naafow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Cid aafo gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhibaato af iyo addin lagu geysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waqti dheer.
Qeexid Xigta: Miileysi; kaltan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Waayeelka taliya.
Qeexid Xigta: Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu qabato uguna waxtar badan.
Qeexid Kale: Naag sharafta haween leedahay u dhan tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: aa' f.g1 (-'ay, -'day) 1. Cid ama wax garaacid,u cagajuglayn. 2. Dagaallamid.
m.dh
Qeexid: eeg aafee. ld aafeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bilaha sannadka soomaaliga ee dayaxa tan ugu dambeysa oo xajka la guto. ldcarrafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
qr.dd
Qeexid: ld baa.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
dd (Diirad) - Diirad (focus) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.y
Qeexid: ld Aad.
Qeexid Xigta: ld aydin.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
y (yeele) - yeele (subject) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Cod lagu muujiyo xanuunka.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: aa'id m.f.dh eeg aa'.
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Bir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm looga guro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]