Qeexid

"Cid aafo gaarsiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aafee oo kali ah:
  • Waxaan qoraalkaygan si kor-ka xaadis ah uga hadli doonaa dhibaatooyinka dalkeena aafeeyay sababaha ugu waawaeyn ee dhaliyay anigoo iskuna dayi doona inaan tilmaamo habka ugu haboon ee looga bixi karo mustaqbalkana looga gaashaaman lahaa.
  • Ra'isal Wasaarha cusub oo Idaacada VOA waydiisay dareenkiisa ayaa sheegey in ku faraxsan yahay magacaabista balse ay tahay mas'uliyad culus isla markaana wadanka Somalia yahay wadan dagaalo sokeeye aafeeyeen taas oo kalsoonida ka qaadey dadka Somalida.