Qeexid
ld adeeryo.
ld adeeryo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay.
Qeexid Xigta: Hab xurmo lehoo qof da'weyn loogu yeero.
Qeexid Kale: (u.j) adeerow! 4. (u.j) wiilka aan adeerka u ahayow!;gabadha aan adeerka u ahayey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (ilma-adeerro, m.dh) Wiil ama gabar adeer dhalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo aan qodax lahayn.
Qeexid Xigta: Socod dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Ilmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh.fk
Qeexid: Isku beegnaantalaba meelood ama shay.
Qeexid Xigta: Badan, si daran.
Qeexid Kale: A. yar: ld aayar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Meel usocdaalid ama u kicid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku a.: waxwax kale u dhigmid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku aa.: cuntocabid iwm cid ku filnaan. 4. (f.mg) Ku aa.:wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid.5. (f.mg) Ku aa.: meel aadisteeda wax uadeegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.y
Qeexid: Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee kelida ah (lala hadlaha ama wax looqoraha). “Ninka aad la hadashay waawalaalkay”. ld aa2, aydin.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
y (yeele) - yeele (subject) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isku aa. cayaar: iskubeegnaan cayaar.
Qeexid Xigta: ld aadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Waxqalabeyn.
Qeexid Xigta: Wax qurxin.
Qeexid Kale: Ciidan hubayn.4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelatogeedo ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Goodirka midkiisadheddig. ld aadeer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Maro amadaah aarad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: aawadeed ayuu halkan u yimid”. ld aw.
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Deerada keeda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Qeexid: ld aaddi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Adeer ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dheddigga goodirka.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool.
Qeexid Kale: Nooc carmada ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld aadami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: ld abeer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld aaddin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg aad3; ld aad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]