Qeexid

"Dadka Eebahay dunidaguudkeeda ku abuuray oo dhan."

Qeexid Xigta

Aadamiahaan. ld aadane, aadmi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aadami oo kali ah:
  • Weris oo ka hadlaysa shaqadeeda iyo hawshan beni-aadamino ee ay gashay waxay tidhi “xayaysiinta dharka casriga ah waa noloshayda, laakiin hada waxaan qabanaya howl ka ballaadhan oo ka wanaagsan.
  • Mr Gueterres ayaa sheegay in ay tahay dhibaatadii bini'aadaminimo ee ugu xumayd dunida oo sii gaaraysa masiibo bini'aadaminimo oo aan la qiyaasi karin.