Qeexid

"Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiintawaqtiyada salaadda."

Qeexid Xigta

Ci' dheer oo neef riyoahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ldaadaamid, aaddan1, eedaan1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aadaan oo kali ah:
  • Inkastoo madaxweynuhu uusan carabka ku dhufan koox gaar ah, hadana wuxuu dhamaan kooxaha mucaaradka ah ugu baaqay inay nabad ka shaqeeyaan, ayna miiska wadahadalada yimaadaan, wuxuuna si cad u qeexay in dowladu ay diyaar u tahay wadahadal.
  • Taa macneheedu waa in waajib ay tahay in aqoonyahanka, waayo-araga, wadaniga ay hogaanka iyo talada usoo dhawaadaan oo cid aan u qalmin ayna fursad siin.