Qeexid

"Anshax iyo dhaqan wanaagsanoo cidi leedahay."

Qeexid Xigta

Anshax iyo dhaqan aycidi leedahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aadaab oo kali ah:
  • Waa in la ogaadaa inay fara badan tahay aadaabta guurka, waxaanse ku soo qaatay qoraalkan yar in ka mid ah Sunnada ka sugan Nebi Maxamed a.n.k..
  • Waxaana intaas ku dhamaaday intuu Eebbe iga waafajiyay inaan ka sheego: Aadaabta guurka ee Islaamka.