Qeexid

"Cid qaddarinama tixgelin siin."

Qeexid Xigta

Weel asal iyo xaydhmarin, si uusan biyaha, caanaha iwm uhabin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aabee oo kali ah:
  • Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamo fara badan oo ka tirsan laamaha amaanka in ay goobta soo buuxiyeen markii uu falkaasi dhacay kadib, iyadoo ay halkaasi ay ka bilaabeen baaritaano la xariira sababihii dhaliyay iyo cidii ka danbeysay falkaasi.
  • Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somalia ayay Booliiska Kenya xabsiga u taxaabeen; kadib markii lagu helay bastoolad uu watay, waxayna booliisku sheegeen inay maxkamad soo taagi doonaan.