Qeexid

"Nin ubaddhalay."

Qeexid Xigta

(u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ldaabbo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aabbe oo kali ah:
  • Markii la qadeeyey ayuu Baxiira su'aal weyddiiyey Abii-dhaalib oo uu ku yiri "wiilkan mxaad u tahay"? wuxuuna ugu jawaabey "Aabbe ayaan u ahay".
  • Hadddii uu aabbe qaato waa uu ku qayilaa ama qaadhaan buu ku bixiyaa, haddii ay hooyo qaadatana hagbad bay ku gashaa ama heblaayo ayay u dirtaa.