Afjire - Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga

Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!

Erayada Afjire - Qaamuuska Af Soomaaliga

buure

m.l

Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Xuub biyo ku jiraan oo ka yimaada sabiisha xoolaha ugaarta iwm marka ay foolanayaan.

Qaabnaxweedyada: m.l

m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]

l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]

cas

f.mg4

Qeexid: (-saa, -sayd; cascas) Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.

Qaabnaxweedyada: f.mg4

f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]

asto

m.dh

Qeexid: ld astaan1, astaan2.

Qaabnaxweedyada: m.dh

m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]

dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]

daah

m.l

Qeexid: (-hyo, m.dh) (riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.

Qaabnaxweedyada: m.l

m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]

l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]

qoran

f.mg4

Labdhedig: -rnaa, -rnayd

Qeexid: Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho.

Qeexid Xigta: Bir, qori iwm wax la farsameeyey ahaansho.

Qeexid Kale: Qof shaqo la siiyay ahaansho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay ahaansho.

Qaabnaxweedyada: f.mg4

f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]

irmaanso

f.g3

Labdhedig: -saday, -satay

Qeexid: Neef irman cid ka ammaaneysasho.

Qaabnaxweedyada: f.g3

f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]

riiraxanyood

m.l

Qeexid: ld riiraxyood.

Qaabnaxweedyada: m.l

m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]

l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]

dhambacaadso

f.mg3

Labdhedig: -saday, -satay

Qeexid: ld dhabbaco.

Qaabnaxweedyada: f.mg3

f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]

shaankaxnaansho

m.l

Qeexid: /dh ld shaankaxnaan.

Qaabnaxweedyada: m.l

m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]

l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]

nasakhaad

m.dh

Qeexid: Doqonnimada cid la kulanta.

Qaabnaxweedyada: m.dh

m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]

dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]

tiratoomi

f.g2

Labdhedig: -iyay, -isay

Qeexid: Wax tiradooda qaldid.

Qaabnaxweedyada: f.g2

f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]

Buuga qaamuuska Afjire ee SABAAD

Kobci aqoontaada

Dhaqanka & Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxaa soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaaajaa, Halkan ka dhageyso dhammaan qeybaha xiisaha kala duwan leh ee af iyo dhqanka sooyaalka Somalida ee horey uga baxey Idaacadda VOA Somali

Halkaan hoose ka dhageyso qeybaha

Faahfaahin: Oktoobar 24, 2018

Booqo qeybtan!

Faahfaahin: Sebtembar 12, 2018

Booqo qeybtan!

Faahfaahin: Nofembar 23, 2016

Booqo qeybtan!

Faahfaahin: Oktoobar 02, 2019

Booqo qeybtan!

Faahfaahin: Maarso 24, 2021

Booqo qeybtan!
0:00 0:00
Fadlan dooro qeyb aad dhageysaneyso.

Ma dooneysaa, qeybo kale? Riix halkan.

Murtida hadalka

Halkan waxaad ka heli kartaa murtida ugu caansan ee af Soomaaliga

a

Amar

imperative
naxwe

ac

aan cayinnayn

indefinite
naxwe

baay.

Baayoloji

biology
science

bot.

Botani

botany
science

bul.

Bulsho

society
bulsho

c.af

cilmig-afeed

linguistics
af

c.beer

cilmi beereed

agriculture
science

c.cimi

cilmiga cimilada

meteorology
science

c.fal

cilmi-falag

astronomy
science

c.naf

cilimi-nafsi

psychology
science

c.nafl

cilmiga-naflayd

zoology
science

ca

Cayiman

definite
naxwe

daaw.

Daawo

medicine
science

dd

Diirad

focus
naxwe

dh

Dheddig

feminine
naxwe

dhaq

Dhaqaale

economics
bulsho

dhm

Dhimman

clitic
naxwe

dii.

Diinta

religion
bulsho

diid

Diidmo

negation
naxwe

dk

Dibkabe

suffix
naxwe

e

Erey

word
naxwe

e.d

erey dareen

exclamation
naxwe

eb

Ebyoon

independent
naxwe

etno.

Etnoloji

ethnology
science

f

Fal

verb
naxwe

fals.

Falsafad

philosophy
science

fiis.

Fiisikis

physics
science

fk

Falkaab

adverb
naxwe

g

Gudbe

transitive
naxwe

h

Horyaale

preposition
naxwe

isrog

Isrogrog

conjugation
naxwe

j

Jagaale

ordinal
naxwe

jool.

Jooloji

geology
science

juqr.

Juqraafi

geography
science

ke

Keli

singular
naxwe

kh

Khabar

predicate
naxwe

kiim.

Kiimika

chemistry
science

l

Lab

masculine
naxwe

ld

la-mid

variant
naxwe

lg

labagudbe

bitransitive
naxwe

lh

laahansho

possessive
naxwe

ly

layeele

object
naxwe

m

magac

noun
naxwe

maan.

maanso

poetry/poetic
kale

mg

magudbe

intransitive
naxwe

mi

mideeya

inclusive
naxwe

mu

magacuyaal

pronoun
naxwe

muus.

muusiko

music
kale

nax

naxwe

grammar
naxwe

q

qodob

article
naxwe

qaan

qaanuun

legal
bulsho

qf

qof

person
naxwe

qr

qurub

particle
naxwe

riw

riwaayad

theater
kale

s

sifo

attributive
naxwe

sh.r

shanqar-raac

ideophone
naxwe

siyaa.

siyaasad

politics
bulsho

so

soocan

exclusive
naxwe

t

tiraale

numeral
naxwe

taar.

taariikh

history
bulsho

tegno.

tegnology

technology
science

ti

tilmaame

demonstrative
naxwe

to.

tegnoloji

technology
science

tus

tusaale

example
naxwe

u

urur

collective
naxwe

u-j

u jeediye

allocutive
naxwe

w

wadar

plural
naxwe

we

weyddimeed

interrogative
naxwe

wr

weer

sentence
naxwe

xi

xiriiriye

conjunction
naxwe

xis

xisaab

mathematics
science

y

yeele

subject
naxwe

Af Soomaali

Af-Soomaaligu waa luqadda rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida ku xusan Dastuurka Ku-meelgaarka ah (Qodobka 5aad). Dastuurku wuxuu qeexayaa in:

Af-Soomaaligu uu yahay luqadda hooyo iyo luqadda rasmiga ah ee dalka.

Dhammaan lahjadaha kale ee lagu hadlo gudaha dalka waa in la ixtiraamo xuquuqda lahjadeed ee muwaadiniinta.

Qeybaha Af-Soomaaliga

Af-Soomaaligu wuxuu leeyahay labo lajood oo waaweyn:

  • Lahjadda Maay (Maay-maay): Waxaa badanaa laga hadlaa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
  • Lahjadda Maxaa (Maxaa-tiri): Waa lahjadda ugu badan ee lagu hadlo dalka, waana kan loo isticmaalo qoraalka rasmiga ah.

Dastuurku wuxuu dhiirigelinayaa ilaalinta iyo horumarinta afka Soomaaliga iyadoo la ixtiraamayo kala duwanaanta lahjadaha iyo dhaqamada.

Lahjadda Maay (Maay-maay) – Faahfaahin

Goobta laga hadlo: Lahjadda Maay waxaa si weyn looga hadlaa gobollada Baay, Bakool, Gedo, Jubbooyinka, Shabeellaha Hoose, iyo qaybo ka mid ah Banaadir.

Dadaallada horumarinta: Waxaa jira dadaallo loogu talagalay qorista, waxbarashada, iyo ilaalinta lahjadaha Maay, gaar ahaan suugaanta iyo manhajyada waxbarasho.

Lahjadda Maxaa-tiri – Faahfaahin

Astaamaha:

  • Waa lahjadda ugu ballaaran ee afka Soomaaliga taasoo lagu saleeyey far qoraalka rasmiga ah een Farta Soomaaliga.
  • Waxaa loo isticmaalaa waxbarashada, warbaahinta, iyo maamulka dowladda.
  • Waxay leedahay qaab naxweed oo suugaan badan ku dhisan.

Doorka: Waxaa uu ka qayb qaataa midnimada iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed.

Af-Soomaaligu waa hanti ay leedahay umadda Soomaaliyeed. Lahjadaha 'Maay' iyo 'Maxaa' waxay leeyihiin door dhaqameed, waana in la ilaaliyo kala duwanaantooda.

Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah, fadlan la xiriir fariin@sabaad.com.

Weydiin iyo Warcelin

FAQs

Sabaad.com waa bar casri ah (dijitaal) ah una sameysan qaab danabeysan oo casri ah kana koobarmaa barmaaijyo iskudhafan kuwaas oo loogu talagalay horumarinta, ilaalinta, fidinta iyo keydinta af Soomaaliga.

Waa qaamuus Af-Soomaali (digital) ah casri ahoo hal abuurkiisa ay leedahay Madsaha Sabaabd kaasoo koobaya isuna keeenaya hal abuuro iyo aragtiyo kayimid aqoonyahano iyo khubarrada Soomaaliyeed oo ku xeel dheer afka Soomaaliga.

Bogga hore ee Sabaad.com/hoyga ama bogga sabaad.com/raadi waxaad ka heli doontaa meel aad ku qori karto erayga aad rabto, kadibna waxaad heli doontaa macnihiisa iyo qeexitaankiisa.

Haa, Sabaad.com waxay leedahay qayb gaar ah oo loogu talagalay maahmaahyada Soomaaliyeed, halkaas oo aad ka heli karto maahmaahyo kala duwan iyo micnahooda.

"Erayga Maanta" Waa eray aan u soo bandhigno si maalinle, si loo barto erayo cusub iyo macnahooda.

Haa, bogga Sabaad.com/dhaqankaiyohiddaha waxay bandhigtaa/keydisaa barnaamijyo la xiriira dhaqanka iyo hiddaha, sida barnaamijka "Dhaqanka & Hiddaha" ee uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali Idaaajaa.

Waxaad la xiriiri kartaa maamulka Sabaad.com adigoo isticmaalaya qeybta "Nagala soo xariir" ee ku jirta bogga.

Qeybta "Xarfo" waxay kuu oggolaaneysaa inaad si fudud u raadiso erayo ku bilaabanaya xaraf gaar ah, sida Shaqal ama Shibane taasoo kaa caawinaysa helitaanka erayo la xiriira.

Haa, waxaad ka heli kartaa xeerka adeegsiga bogga adigoo gujinaya linkiga "Xeerka Adeegsiga Bartan" ee ku yaal qeybta hoose ee bogga.

Haa, waxaad nagala saaxiibi karta baraheena kala duwan ee bushada ee ku jira halkan: https://sabaad.com/xariir/

Haa, Sabaad.com waxay sidoo kale bixisaa barnaamijyo la xiriira dhaqanka, hiddaha, iyo murtida iyo maahmaahyada, kuwaasoo aad ka heli karto bogaga kala duwan ee SABAAD.